TALAADO BISHA LUULYO 19, 2022 6 FIIDNIMO -8 FIIDNIMO
Wadajir waxa aanu u:
- Barano isbedelka cimiladda, tamarta, iyo cadaaladda bay’ada iyo sida ay u saameeyaan adiga iyo beeshaada.
- Dhisid beel kolka aan ka abuurno beer beeleed soolar oo lagu daydo leh halkan Central iyo Bryant.
- Ka bogo cuntooyin fudud oo ay bixinayso Muhim’s Café lana kulan dad kale oo beesha ka mid ah.
Faahfaahinta
Muhim’s Café 115 E Lake Street Minneapolis, MN 55408
Bakhtiyaa nasiib lacag la’aan ah si loogu guulaysto boorso soolar!
TUESDAY, JULY 19, 2022 AT 6 PM – 8 PM
Together we will:
- Learn about climate change, energy, and environmental justice and how it affects you and your community.
- Build community as we create a community solar garden model right here in Central and Bryant.
- Enjoy snacks provided by Muhim’s Café and meet other community members.
Details
Muhim’s Café 115 E Lake Street Minneapolis, MN 55408
Free raffle to win a solar backpack!
Discussion
By posting you agree to the Terms and Privacy Policy.